babactan
(m.l)

ld babactamid.

babactan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh babactan

babactamid [m.f.dh]
eeg babactan². ld babactan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg