babbin
(m.f.dh)

eeg babbi. ld babbis (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh babbin

babbis [m.l] (-yo, m.dh)
1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2. ld babbin.

biligbilig [m.dh]
1. Dhimbilayn. 2. Babbinta.

hufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dab babbin.

marawaxadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax babbin. 2. Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg