babbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)

Wax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh babbo

babbasho [m.f.dh]
eeg babbo. ld babbad.

lababboglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.

lababbogleyn [m.f.dh]
eeg lababboglee. ld lababogleyn, lababogleys.

roobabbow [m.l]
Wakhti roob da'ayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg