bacaraar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo aan lafta lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacaraar

sambacaraar [m.l]
Sanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg