bacaroor
(m.dh)

Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacaroor

balalo [m.dh]
1. Bacaroor. 2. Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada. 3. Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.

sambacaroor [m.l]
ld sambacaraar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg