bacaw
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-wyo, m.dh)

Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.

bacaw
(m.dh)

Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacaw

saancaddaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).

bac [m.dh] (-cyo, m.l)
1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg