bacleel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Si gudub ah wax u eegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacleel

bacleelid [m.f.dh]
eeg baacleel.

bacle [m.l]
Geed nagaar aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg