bacran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).

bacran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacran

jab [m.l] (-bab, m.l)
(daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.

bacramid [m.f.dh]
eeg bacran¹.

bacranaan [m.f.dh]
eeg bacran². ld bacranaansho.

bacranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bacranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg