bacrimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2. Dhul si uu bacrin u noqdo digo ama walax kiimika ah ku shubid. ld bacrimi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacrimee

bacrimayn [m.f.dh]
eeg bacrimee. ld bacrimays, bacrimin, bacrimis.

bacrimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld bacrimee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg