bacrimis
(m.l)

ld bacrimayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacrimis

uuroowid [m.l]
(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda.

bacrimayn [m.f.dh]
eeg bacrimee. ld bacrimays, bacrimin, bacrimis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg