badbaadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

ld badbaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbaadee

abtibadbaadeed [m.l] (-dyo, m.dh)
Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.

badbaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg