badbaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbaadi

daadguree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Wax badan meel si degdeg ah uga qaadid. 2. Wax iyadoo meel kale la geynayo halis ka badbaadin.

nabaaddiinaxir [m.l]
(dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.

nabaaddiinaxir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.

nabadbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka n.: Cid waxyeello ka badbaadin.

nabadgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Waxyeello ka badbaadid.

nabadgeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Waxyeello ka badbaadin.

arbucuun [m.l]
Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.

arbucuun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan ama duco u akhrin.

badbaadayn [m.dh]
ld badbaadin.

badbaadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld badbaadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg