badbaado
(m.dh)

Xaalad aan khatar lahayn oo ay wax ku sugnaadaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbaado

bed [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-do, m.l)
1. Caafimaad; ladnaan. 2. Badbaado. ld bad.

magan [m.dh]
1. Badbaadinta la siiyo cid tabar darran. 2. Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.

shurgi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badbaado.

xirsifur [m.l] (-ryo, m.dh)
X. ah: waxa loo sadqeeyo qof sixir lagu sameeyey ama jirro darani hayso, si uu uga badbaado halista.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg