badbaadsasho
(m.f.dh)

eeg badbaadso. ld badbaadaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbaadsasho

badbaadaysasho [m.dh]
ld badbaadsasho.

caynso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Hanti, caymis ka diiwaan gashasho. 2. Rati, cayn ku xirasho. 3. Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.

rido [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-itay, -idatay)
1. Waran, fallaar iwm ganasho. 2. Qof arrin fikrad ka dhiibasho ama ka qayb qaadasho. 3. Ka r.: dugaag ama tuug wax ay dhaceen ka badbaadsasho. 4. Ku r.: wax, wax uu qaadi karo dhex gashasho. 5. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin. 6. U r.: wax dusha saarasho. 7. U r.: wax mas'uuliyad-diisa qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg