badbaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ka b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badbaadayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbaadso

badbaadayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld badbaadso.

badbaadsasho [m.f.dh]
eeg badbaadso. ld badbaadaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg