badbadi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ka b.: wax, xadkooda dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbadi

badbadid [m.f.dh]
eeg badbad.

badbadin [m.f.dh]
eeg badbadi.

takh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Soor karaysa badbadid.

taqtaq [m.l]
1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.

taqtaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Soor karaysa badbadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg