badbax
(m.l)

Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.

badbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

1. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badbax

nabadbax [m.l]
Samatabax.

nabadbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka n.: Dhibaato ka samatabixid.

badbixid [m.f.dh]
eeg badbax.

dibadbax [m.l] (-byo, m.dh)
Bambax.

dibadbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Dad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo bannaanbixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg