baddal
(m.l)

ld beddelid.

baddal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

ld beddel².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baddal

baddalaad [m.dh]
ld beddelid.

baddalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
ld beddelan¹.

baddalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld beddelan².

baddalasho [m.f.dh]
ld beddelasho.

baddalid [m.dh]
ld beddelid.

baddalmid [m.dh]
ld beddelmid.

baddalnaan [m.dh]
ld beddelnaan.

baddalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld beddelnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg