baddalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

ld beddelan¹.

baddalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

ld beddelan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baddalan

beddelan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.

beddelan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².

geddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd.

baddal [m.l]
ld beddelid.

baddal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
ld beddel².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg