badhax
(m.l) (-xyo, m.dh)

(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badhax

monosakaraydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(baay.) Kaarboohaydraytyo aan ku burburi karin falka asiidhada badhaxan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg