bawaasiir
(m.dh) (-rro, m.dh)

(daaw.) Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bawaasiir

baabasiir [m.l (daaw.)]
Jirro ku dhacda malawadka qeybtiisa danbe oo leh finan dhaliya cuncun badan. ld bawaasiir bawaasiir

baabusiir [m.l]
ld bawaasiir. bawaasiir

baawasiir [m.l]
ld bawaasiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg