biqil
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Abuur markaa soo baxay. 2. ld biqlid.

biqil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qlay, -qishay; -qli)

Abuur iwm soo bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biqil

biqlid [m.f.dh]
eeg biqil². ld biqil¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg