bisad

Qaabnax: m.dh  Isrogrogga: (-do, m.l) 

Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano. mukulaal; basho; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 yaanyuur  

 basho  

 bisad  

 mukulaal  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg