bunji
(m.l)

Xarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, boocda iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bunji

bun [m.l]
1. Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh. 2. Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee. 3. Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg