bunnaahi
(m.l)

ld banaaxiyid.

bunnaahi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay)

ld banaaxi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bunnaahi

banaaxi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².

bunnaahin [m.dh]
ld banaaxiyid.

bunnaahis [m.l]
ld banaaxiyid.

bunnaahiyid [m.dh]
ld banaaxiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg