buntuq
(m.l) (banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)

Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buntuq

saanad [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-do, m.dh)
Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra-saas.

banaadiiq [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg buntuq. ld banaatiiq.

banaatiiq [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
eeg buntuq. ld banaadiiq.

bunduq [m.l]
ld buntuq.

dhoombir [m.l] (-rro, m.dh)
Nooc ka mid ah buntuqyo.

dumbuq [m.l]
ld buntuq.

liifad [m.dh] (-do, m.l)
1. Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin. 2. Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.

lixle [m.l]
1. Xaashi turub oo lix dhibcood leh. 2. Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.

lixledheere [m.l] (-rayaal, m.dh)
Buntuq lixle ah oo dheer.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg