buqbuqo
(m.dh)

Caano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buqbuqo

buqbuqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Caano, buqbuqo ka dhigid.

buqbuqood [m.l]
ld buqbuqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg