buqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)

Weel aburan cadaadiska gudihiisa ku jiro oo batay awgeed fur tuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buqo

buqasho [m.f.dh]
eeg buqo. ld buqad, buqid.

buqbuqo [m.dh]
Caano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqood.

buqbuqood [m.l]
ld buqbuqo.

humbuqo [m.dh]
Laalaabka tolmada xumi maryaha u yeesho; canyayuub.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg