buraambur
(m.l) (-rro, m.dh)

Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan. 2. Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.

buraambur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buraambur ↴

buraamburid [m.f.dh]
eeg buraambur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg