buraamburid
(m.f.dh)

eeg buraambur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buraamburid ↴

buraambur [m.l] (-rro, m.dh)
Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan. 2. Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.

buraambur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg