buraddee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)

U b.: cid wax siyaada ah siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buraddee

buraddeyn [m.f.dh]
eeg buraddee. ld buraddeys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg