burbursan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.

burbursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burbursan

burbursanaan [m.f.dh]
eeg burbursan. ld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho.

burbursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld burbursanaan.

burursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax bururay ahaansho. 2. ld burbursan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg