burburso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax is haystay ilkaha ku jajabsasho. ld bururso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burburso ↴
burbursasho [m.f.dh]
eeg burburso. ld burbursad, burbursi, burursad, burursasho.
bururso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld burburso.
burbur [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-rro, m.dh)
1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur¹ (2).
burbur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg