burciid
(m.l) (-dyo, m.dh)

In yar oo carro ah oo is haysta.

burciid
(m.dh)

Meel bannaan oo ciid jilicsan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burciid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg