burdad
(m.l)

ld burdaddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burdad

burdaddo [m.dh]
(bot.) Geed nagaar faalala leh caleemo yaryar iyo bari macaan oo la cuno. ld burdad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg