burjuwaasiyad
(m.dh) (-do, m.l)

(siyaa.) Dabaqad ka mid ah bulshada, haystana dhaqaalaha ugu badan marka loo eego aragtida Maarkiska.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burjuwaasiyad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg