burladduul
(m.l)

Nin caro dhaw, dagaal badan oo aan uurkuqaad lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burladduul

burladduulnimo [m.dh]
Burladduul ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg