burlaqan
(m.l) (-nyo, m.dh)

Bur la qasaayo inta kuuskuusanta oo aan qasmin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burlaqan

kurmaan [m.l]
(kurmaan, m.dh) Badarka budada ah marka la karinayo kuuska uu yeesho; burlaqan; burtuur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg