buro-qanjireed
(m.dh)

(daaw.) Buro ka dhalata sooh qanjireed ama cad isu muujisa qaabka qanjirka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buro-qanjireed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg