burtuurid
(m.f.dh)

eeg burtuur². ld burtuuris.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burtuurid

burtuuris [m.dh]
ld burtuurid.

burtuur [m.l]
Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.

burtuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg