burtuuris
(m.dh)ld burtuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burtuuris ↴
burtuurid [m.f.dh]
eeg burtuur². ld burtuuris.
burtuur [m.l]
Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.
burtuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg