burunjiyee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yeysay)

Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burunjiyee

burunjiyeyn [m.f.dh]
eeg burunjiyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg