bururid
(m.dh)

eeg burur². ld burur¹; burburid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bururid

burburid [m.f.dh]
eeg burbur². ld bururid.

burur [m.l]
1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo. 2. ld burbur 1. 3. ld bururid.

muraaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. (dii.) U m.: arrin diimeed u jidboosho. 2. U m.: ciyaar u bururid.

burur [m.l]
1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo. 2. ld burbur 1. 3. ld bururid.

burur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood. 2. ld burbur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg