burush
(m.l) (-shyo, m.dh)

1. Dheeraad. 2. ld buraash 1 (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burush

baalash [m.l]
1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito. 2. Burush.

buraash [m.l]
1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo. 2. ld buraashid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg