bus
(m.l)

Boor; siigo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bus

baabusiir [m.l]
ld bawaasiir. bawaasiir

tabaabushayn [m.dh]
ld tabaabulayn.

tabaabushee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
ld tabaabulee.

tabaabusho [m.dh]
ld tabaabulayn.

xambus [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Jajab qoryo ama saalo.

af [m.l]
(afaf, m.l) 1. Xubinta nafleydu ay wax ku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhu ay ku yaalliin. 2. Dhinaca ay middidu wax goyso. 3. Waddo, tog, xarig iwm dacalka ay ka bilowdaan. 4. Wax guda leh meesha wax looga shubi ama gelin karo. 5. A. leh: sida fiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.

afdhalow [m.l]
Cudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ld afgorofow.

arbush [m.l]
1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho. 2. ld arbushid.

arbush [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Cid xasillooni la'aan badid.

arbushaad [m.dh]
ld arbushid.

b [m.dh]
(ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg