busaarad
(m.dh)

Nolol gaajo, arrad iwm leh. ld busaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh busaarad

bayhoof [m.l]
B. ah: qof busaaradi hayso oo baahidiisa meel uu la aado aan garanayn.

bayhoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Qurbe dhibaato kala kulmid; qof busaarad, rafaad iyo dhibaato dhaqaale la kulmid.

busaaradeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax busaarad hayso ahaansho.

busaaradeysnaan [m.f.dh]
eeg busaradeysan. ld busaaradeysnaansho.

busaaradeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld busaaradeysnaan.

busaaro [m.dh]
ld busaarad.

dabakannaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg