bushkuleeti
(m.l) (-iyo, m.dh)

Gaadiid laba lugoodle ah oo lugta lagu socdsiiyo; baaskiil. ld bushkaleeti.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bushkuleeti

baaskiil [m.l] (-llo, m.dh)
Gaadiid laba lugoodle ah, aan matoor lahayn oo lagu socodsiiyo lugaha. ld Bushkuleeti, bushkaleeti.

bushkaleeti [m.l]
ld Bushkuleeti.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg