buskeeti
(m.l)

ld busteeki.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buskeeti

busteeki [m.l] (-yo, m.dh)
Hilib jiir ah, xalxalleefsan oo la shiilo ama la solo. ld buskeeti.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg