buskud
(m.l)

Kibis yaryar, qaabab leh, xalleefsan, fidsan, adag oo macaan sida doolshaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buskud

macmacaan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg