buste
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)

Go'weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buste

buskeeti [m.l]
ld busteeki.

busteeki [m.l] (-yo, m.dh)
Hilib jiir ah, xalxalleefsan oo la shiilo ama la solo. ld buskeeti.

firaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Maro, buste iwm joodari dul saarid.

hugo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.

huwo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-waday, -watay)
Wax dusha isaga daboolid (maro, buste iwm.).

kubeerto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Go'weyn oo dhogor jilicsan laga sameeyo oo dugsoon oo sariiraha la saaro, xilliga dhaxantana la huwado; buste.

bus [m.l]
Boor; siigo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg